Sawirro: Muqdisho oo lagu qabtey tartan Orod ah

0
Muqdisho oo lagu qabtey tartan Orod ah

Muqdisho (SK)- Magaalada Muqdisho, ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa lagu qabtay tartan orod ah, oo lagu maamusayo maalinta caalamiga ah ee macaanka oo sannad kasta marka la gaaro 14-ka November dunidda laga xuso.

Hal ku dhigga sannadkan ayaa ah “Qoyska Macaanka Qaba” kaasoo looga jeedo in la caawiyo dadka qaba xanuunka macaanka.

Cudurkan oo markii horre lagu yaqiinay dadka waaweyn ayaa hadda waxaa uu ku dhacaa carruurta da’da yer.

Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa lagu muujiyay in 11-qof mid ka mid ah uu hayo xanuunka macaanka.

Halkan Hoose ka daawo sawirrada 

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com