DHAGEYSO: Soomaali ka qeybgaleysa Ciyaaro Caalami ah

0
Soomaali ka qeybgaleysa Ciyaaraha Golf-ka ee Pan Arab

Rabat (SK)- Dalka Marooko waxa ka soconaya ciyaaraha golf-ka ee dhalinyarada 18 jirka ka hooseeya. Waxa ka qeyb galaya ciyaaryahanno Soomaaliyeed oo ciyaarihii ugu horreyay natiijo wanaagsan heley.

Idaacadda VOA ayaa qadka telefoonka ee Marooko kula xiriirtey Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) oo ah afhayeenka (Xiriirka ciyaaraha golf-ka Soomaaliyeed (Somalia golf association) ahna ciyaaryahan golf-ka dheela.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka