Waddamada laga sooman yahay maanta Arbaca ah

Nairobi (SK)- Waddamada Turkiga, Albania, Bosnia, Kosovo, Macedonia iyo kuwa kale ayaa Arbacada maanta ah laga sooman yahay, hasa yeeshee dunidda muslimka ah oo ay ku jiraan Soomaaliya, Saudi Arabia, Imaaraadka, Masar, Qadar iyo dalal kale oo badan waxa ay dowladaha ku dhawaaqeyn in Khamiista berri ah ay rasmi ah u bilaaban doonto bisha Ramadaan.

Waddamada France, Oman, Malaysia, Singapore, Indonesia, Australia. ayaa looga dhawaaqay Khamiista berri oo bisha Maajo ah 17 in ay tahay maalinta koowaad ee Ramadaan.

 _SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments