Thaabit oo ka hadlay xaaladda Muqdisho iyo farriin u diray DF Somalia

0

Muqdisho (SK)-Guddoomiyihii horre ee gobalka Banaadir, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho ay hadda ku jirto gaar ahaan wadooyinka xiran iyo dhacdooyinka caasimadda ka dhaca ee muruga leh sida dilalka odayaasha dhaqanka, askarta, aqoonyahanada iyo ganacsatada.

Thaabit ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay xaaladda Muqdisho in ay sii adkaaneyso maalinba maalinta xita isla markaana wadooyinkii dadweynaha ay mari jireyn dowladda xirtay isla markaana la dilayo dhallinyarada.

Halkan Hoose ka akhriso Qoraalka uu Thaabit soo dhigay bartiisa Facebook

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com