Sweden iyo England oo u soo baxay wareega sideed dhammaadka koobka adduunka

0
Sweden iyo England oo u soo baxay wareega sideed dhammaadka koobka adduunka

Moscow (SK)- Xulalka Sweden iyo England ayaa u soo gudbay wareega sideed dhammaadka koobka adduunka, kaddib markii xaley ka soo badiyeen Switzerland iyo Colombia.

Ingiriiska ayaa rigoorooyin uga badiyey Colombia kaddib markii cayaartooda ay ku dhammaatay 1-1.

Halka Sweden 1 ay isaga reebtay kooxda Switzerland.

Sweden 1 – 0 Switzerland

Haddaba, wareega sideed dhammaadka koobka adduunka, waxaa u soo baxay sideed koox, halkan hoose ka akhriso sida ay isugu soo beegmeen.

Uruguay vs France
Brazil vs Belgium
Sweden vs England
Russia vs Croatia

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com