SAWIRKA MAANTA

Nairobi (SK)- Hey’adda Save the Children ayaa ugu deeqday labo doon oo ah nooca gurmadka degdegga wasaaradda caafimaadka Puntland, in ay uga qeyb qaadato dedaaladeeda ku aadan sidii ay awood ugu yeelan lahayd in ay adeegyada caafimaadka iyo badqabka nafta magaalada Boosaaso ee gobalka Bari, gaar ahaan dumarka uurka leh iyo caruurta.

Xuquuda Qoraalka Save the Children

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments