SAWIRKA MAANTA

Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran dagalka Soomaalikabe, sawirka maanta waa sawir ay ka muuqdaan duuliyaashii ugu horreeyay ee millitariga Soomaaliya.

Sawirka waxaa ku jirta Asli Xasan Cabade waxaa ku jirta Asli Xasan Cabade oo ah gabadhii ugu horreysay ee diyaarad duuliye ka noqota dalkeenna, xilligan waxa ay ka yimaadeen tababbar duulimaad oo  Talyaaniga ka dhacay sannadkii 1970.

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments