Reer Galmudug waa iney si heybad ka muuqato usoo dhoweyaan madaxweynahooda

Shacabka waa inaan jihadda laga lumin, nimanka Xamar jooga ee lacagta ku bixinaya in sawiradda madaxweyne Farmaajo laga fujiyo deeganadda Gal-Mudug waxey suurad xumanayan bulshadda gobalka laakiin waa inaan laga aqbalin.

Siyaasadda la isku hayo yeysan gaarin heer dadka lagu abuuro cadaawad iyo cuqdad, reer Gal-Mudug waa iney si heer iyo heybad ka muuqato usoo dhoweyaan madaxweynahooda.Ragga siyaasiyiinta ah ee gobalkaa kasoo jeedda waxaan lee yahay biyo calaw ah ayaad ka kaluumeysaneysaan, mucaaradnimada waa inaan la qabyaaladeynin oo ay ku ekaato afkaar kala duwanaansho, dhaliil iyo xisaabta labadda Aqal.

Reer Puntland oo farriin culus u diray reer Muqdisho & Galmudug

Md Faraajo: Masuuliyiinta ka soo jeeda Puntland waxa ay markasta nagala hadlaan sidii adeegyada heer Federaal loogu dhammeystiri lahaa”

W/Q: Abdullahi Osman Farah


AFEEF: Aragtida maqaalkan waxa ay gaar u tahay qoraaga laguma lifaaqi karo siyaasadda Tifaftirka ee Soomaalikabe. Mahadsanidiin

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments