Jaceylkii Qaraadaha ka gudbay

Nairobi (SK)- Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran dagalka Soomaalikabe, waxaa u soo gudbineynaa sheeko xaqiiq ah oo la xiriirta labo qof oo laba qaar ka soo jeeda oo is jecladay dabadeenka is guursaday.

Maxamed waa Wiil u dhashay Dalka Ghana ee ku yaala Galbeedka Afrika, sidoo kale Faaduma waa Gabar u dhalatay Dalka Turkiga isna ka mid ah Qaaradda Yurub, waxey isla dhigan jireen Jaamacad, dabadeed Faaduma waxey jaceyl u qaaday Maxamed, weyna u soo Bandhigatay, balse wuu ka Meermeeray iyadoo Arrintaasi ka hadleysana waxey tiri:- Waxaan u Bandhigay Guur, wuxuuna u muuqday mid Dalka ka baxaaya, balse waxey qaadatay 6-bilood inuu ii soo jawaabo, markii hore wuu ka Caga jiiday balse markii dambe wuu Ogolaaday.

Isagoo Xafladii arooskooda ka hadlaaya, isna wuxuu yiri:- Anniga Laftigaygu waan rabay Guurka, balse Waxyaabo yaryar baa jiray dhanka isfahamka Caadooyinka Waalidka, Alxamdulilaah, intaas ka dib waxkasta wey Dhammaadeen, waakan Howshii Dhameynay, waxaana kaga dhigay Kedis, waayo Dumarka cid Kedis ka jecel ma jirto.

Waxaa Tarjumay:- Macoow Ustaad

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments