DHAGEYSO: Heshiiska ay gaareen madaxda Soomaalida waa mid ka hor imaanaya xeerka kalluumeysiga Soomaaliya

Muqdisho (SK)- Dowladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, ayaa sabtidii heshiis ku meel gaar ah ka gaaray, qebsiga dakhliga kasoo xarooda bixinta rukhsadaha kalluumeysiga.

Khubarada dhinaca badda ayaa sheegaya in heshiiskaasi ay ku jiraan dal-daloollo isla markaana uu ka hor imanayo xeerka kalluumeysiga Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare) oo VOA u warramay ayaa faah-faahiyey sida uu sheegayo xeerka qaanuunka ee badaha Soomaaliya.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com 

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments