DHAGEYSO: Fallanqeyn ku saabsan Wada-hadallada Itoobiya iyo ONLF uga socda Nairobi

0

Nairobi (SK)- Dawladda Itoobiya iyo ururka ONLF ayaa wada hadal uga furmey dalka Kenya, kaas oo la doonaayo in lagu dhammeeyo colaadda mudadda dheer ka taagan gobolka ismaamulka Soomaalida.

Haddaba, maxay doonayaan labada dhinac? Maxaase caqabad noqon kara? VOA ayaa arrimshan ka waraysatay Rashiuid Cabdi, madaxa hay’adda la socota xasaradaha ee ICG ee geeska Afrika.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com