Dekedda oo si rasmi ah loogu wareejiyey Koobka horyaalka xilli cayaareedkan

Muqdisho (SK)-Naadiga Dekadda ayaa shaley si rasmi ah loogu wareejiyey koobka horyaalka Soomaaliya, kaddib markii ay xilli cayaareedkan ku guuleysatay.

Waa markii labaad oo naadigan oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Soomaaliya ku guuleysato koobka, waana markii afaraad oo ku guuleysato horyaalka tan iyo sannadkii 1984-tii.

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments