DAAWO: Xasan Aadan Samatar oo bixiyey Wareysi dheer muddo 20 sanno kaddib

0

Djibouti (SK)- Fannaanka Xasan Aadan Samatar oo ah fannaan caan ka ah gayiga Soomaalida oo dhan ayaa wareysi dheer bixiyey kaddib 17 sanno kaddib.

Xasan Aadan Samatar oo muddo labo sanno ku noolaa dalka Jabuuti ayaa u warramay Weriye Cabdisalaan Herari oo ka tirsan Telefishanka Universal.

Xasan Aadan Samatar ayaa laga wareystay waayihiisa fanka iyo sida uu waayahan dambe uga soo guuray waddamada Qurbaha oo muddo dheer uu ku noolaa.

Waxa uu mahadceliyey madaxweynaha iyo shacabka Jabuuti oo si fiican ugu soo dhaweeyay dalka Jabuuti oo uu hadda deggan yahay.

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com