DAAWO: Kenya oo noqotay dalkii 3-aad ee Afrika oo mamnuucay cabista Shiishadda

Kenya oo Shiishadda mamnuucday

Dalka Kenya ayaa noqday waddankii 3aad ee Bariga Afrika ku yaalla ee mamnuuca cabista iyo ka ganacsiga Shiishadda. Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ku eegaya saameynta mamnuucistan iyo sida ay bulshadu u aragto.

Posted by VOASomali on Donnerstag, 11. Januar 2018

Nairobi (SK)- Dalka Kenya ayaa noqday waddankii 3aad ee Bariga Afrika ku yaalla ee mamnuuca cabista iyo ka ganacsiga Shiishadda.

Waddamada horrey u mamnuucay waxaa ka mid ah Tanzania iyo Rwanda.

Waddamadan ayaa sheegay in cabsita sigaarka ay halis ku tahay caafimaadka muwaadiniintooda.

Weriyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ku eegaya saameynta mamnuucistan iyo sida ay bulshadu u aragto.

Halkan Hoose ka daawo warbixinta.

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments