DAAWO: Hargeysa oo laga furay xarrun sawirrada xasuusta lagu galo

0

Hargeysa (SK)-Magaalada Hargeysa, ayaa dhawaan laga furo xarrun ay dadka sawirrada ku galaan.

Xarruntan ayaa dad badan ay soo jiitay balse waxaa la filayaa in ay noqoto mid ay soo booqdaan dadka dalxiisayaasha ee yimaada Somaliland.

Halkan ka daawo warbixin aan ka soo xigganay Werie Khaalid Foodhaadhi oo ka tirsan Goobjoog

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com