Cumaan oo ku guuleysatay koobka waddamada Khaliijka

Kuwait City (SK)- Xulka qaranka waddanka Cuman ayaa kuguuleystay koobka wadamada Khaliijka, kaddib markii cayaar ka dhacday garoonka Ardhiyah area ay ku badiyeen rigoorayaa.

Xulka Cumaan ayaa koobka ka qaaday kooxda waddanka Imaaraadka Carabta.

Waa koobkii 23-aad ee tartanka wadamada Khaliijka Carabta,iyadoo ay tahay markii 2-aad ee Wadanka Cuman uu qaado koobkan.

Sidoo kale waa markii saddexaad oo kooxda Imaaraadka koobkan looga qaado rigoorayaal.

_SOOMAALIKABE_

Soomaalikabe@gmail.com

Facebook Comments

Fadlan Like saar

SAWIRKA MAANTA

FADLAN NAGU SOO BIIR

Muuqaalo

Facebook Comments